Somaliland oo shaacisay inay si KMG ah u Hakad u Gelisay Duullimaadyadii ay Qaramada Midoobay ku Tegi jirtay Deegaannadeeda

Xukuumadda Somaliland, ayaa si weyn uga so horjeedsatay soo wareejinta cashuuraha hawadda sare ee Soomaaliya laga qaado ee loo soo gacangaliyey dawladda Soomaaliya. Wasiirka Duulista More...

Xukuumadda Somalia oo Markii ugu Horreysay Muddo 20-sano Maanta lagu Wareejiyay Maamulka Hawada Somalia

Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay maamulka hawada Soomaaliya iyo qaadista canshuuraha diyaaradaha maraya hawada Soomaaliya, kaddib 22-sano oo xafiiskan More...

War-saxaafadeed: Puntland Oo ka Hadashay Mowiqfkeeda Ku Aadan Shirka London Ka Furmaya Todobaadka Soo Socda.

Dowladda Puntland ayaa ka hadashay mowqifkeeda ku aaddan shirka London ee toddobaadka soo socda ka furmaya magaalada London ee xarunta dalka Brirtain, kaasoo dhaqaale loogu raadinayo More...

Daawo Video Mucjiso Iyo Qosol Isku Jira Oo Malaayiin Qof La Yaabeen

Aqristayaasha qiimaha iyo qaayaha badanoow halkaan waxaan idin kugu haynaa muuqaal cajiib ah oon hubno hadaad daawataan inaad la yaabi doontaan. Waxaa jira dad cajiib ah oo sameeya More...

Daawo Nin Nafttisa Halis U Galiyay Si Uu Naag Dambiile Ah Sharciga U Horkeeno, Indhahaaga Ku Arag Cajaaibka Uu Sameeyay

Nin u dhashay dalka Georgia ayaa sameeyay arin lala fajacay taasoo inuu gaari xawli kusocda inuu inta ku booday cabaar ka lalaaday gaarigii oo weli socda si uu sharciga u horkeena More...

DAAWO Gabdho Soomaaliyeed oo ku nool Dalka Canada oo farxad awgeed la ooyeen ! Maxay La Ooyeen!!

Gabdho Soomaaliyeed oo ku nool dalka Canada ayaa waxaa la sheegay inay farxad awgeed ay la ooyeen ka dib markii la siiyey More...

Aroos loo sameeyay todbo lamaane hal mar

Todoba Lanaane oo ahaa dadka Gagaaban ayaa Guur Wadareed loo gu sameeyay Casimada Wadanka Shiinaha ee Bikiin. Lamaanayaashaan More...


Lewandowski Oo Hal Lug u Geliyay Finalka UCL Dortmund Ka Dib Markii Iduna Park Ku Xasuuqeen Real Madrid.

Afar gool uu dhaliyay xiddiga reer Poland Robert Lwendowski ayaa ka saaciday kooxda Borussia Dortmund inay...

Sergio Ramos Iyo Sami Khedira Oo La Nasasiiyay Kulanka La Liga Ay Ciyaareyso Real Madrid Isbuucaan.

Sergio Ramos iyo Sami Khedira ayaa ah ciyaaryahanada laga tabayo 19ka ciyaaryahan ee Real Madrid ee...

Carles Puyol Oo La Xaqiijiyay Inuu Seegayo Kulanka Champions League Ee Bayern Munich Iyo Barcelona.

Daafaca dhexe ee Barcelona Carles Puyol ayaa seegi doona kulanka lugta hore ee semi-finalka Champions League...

Haweeneey dhaawacday seeygeeda xili ay riyootay(qiso yaab leh)

Cumar yare waa mid ka mid ah dhalin yarada ku nool degmada xamar weeyne waxa uuna uga ka sheekeeyay  qiso xanuun More...

Hadii dusha ay ka saarantahay Tin waxa uu ka yimid Gabar kale” (Sheeko Qosol Leh)

Sheekadaan ayaa waxa ay dhexmartay Hooyo Iyo Gabadheedo oo ku nool mid kamid ah dalalka Yurub. Hooyadii baa gabadheeda waxa ay..

Sheeko Gaaban

Nin ayaa reer soo martiyay wuxuuna ahaa nin caato ah ,ninkii markuu shaahii loo kariyay uu cabayo ayaa waxaa reerkii yimid..

NALA FIIDSO 20 09 2012 Aamina Muuse weheliye maxamed saciid qosol & bogaa

NALA FIIDSO  barnaa mijkii baxay 20 09 2012 oo ay inoo daadihiyaan Aamina Muuse weheliye maxamed saciid qosol More...

Hambalyo Aroos

Naasir Aadan Maxamed (Nawaa), Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig),Dr. abdikarim Mahamoud Gas, Xaaskiisa, Dr. Ciise Cabdi Jaamac Dhimbiil, Axmed..

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging!..

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging!..

Wixii Hore

Faalada Akhristayaalka